Header Ads

ABOUT US






2DOON waa shabakad cusub oo utaagan kobcinta aqoonta hal abuurnimada ganacsi waxaanay idiin soo diyaarinaysaa maalin walba maqaalo ku saabsan sida ugu fiican ee loo bilaabo ganacsi cusub, sida loo kobciyo ganacsi jirray, fikrado ganacsi oo dalka laga bilaabo karro. Adeegyada kale ee aanu waxa ka mid ah:
  1. Xayeysiinta CV-yada dhalinyaradda shaqadoonka ah
  2. Xayaysiinta ganacsiyada si Online ah
  3. Si joogto ah ugala soco qormooyiniyo daraasado ganacsi oo ku cajabiya.
  4. Usameynta ganacsiyada yaryar hab xisaabeed casri ah oo fudud
La wadaag shabakaddan asxaabtaada ubaahan adeegyadan korka ku xusan.


NAGALA SOO XIDHIIDH:
Mobile:252633990771
e-mail:2doon17@gmail.com
Facebook page:  https://www.facebook.com/2DOON/
Instagram:labadoon








4 comments:

Powered by Blogger.