Header Ads

MAXAA MASKAXDA KOBCIYA?

Ma ogtahey in Dhaqaalaha, tiradda dadka iyo waliba qaadka maskaxda saddexdii qarniyee ugu danbaysay la’ ogaadey in ay kobocday heer kii u’ sareeyay sababtuna tahey dadku markay dhigashadda Iyo akhrinta macluumaad hore loo diyaariyey ay barteen ee ay daraaseeyeen. Taasi waxay keentay in xanuuno badan oo dadku aanay daaweyn aqoon in la’ daaweeyo, ciladdo la garan la’ aa waxa keena dib loo helay sababaha kalifay iyo ikhtiraacidda wax badan oo hore dunidda u’ jirinni keentay in neuroneska maskaxdu isku xidhmaan oo ay carismaan taasina noqotay sabata loo ogaadey in sanad walba qaadka maskaxda binu aadamku wax ku kordho. Mana aha qaadka maskaxdoo kaliya ee ma’ ogtahey in wax yaabo badan oo aan macquul ahayn waagii  hore ay hadda macquul tahey sida ku beeridda makaanka gabadha ilmo aanay dhalin, ogaanta xanuunada hidaha ilmahoo kujira uurka hooyadii iyo inuu hadda qofku ordi karro hal second fogaan dheer oo barigii hore umuuqatay waxaan dhici karin.Ka gudub, ma isleedahay idinka wali kabaasatiga maskaxdeennu waa halkii qarniyo ka hor waayo sidaad maskaxda u’ layliso eed u weydiiso su’ aalo khiyaaliya ama kabaxsan xuduudka waxay dadku aaminsanyihiin waxay keenaysaa in neuronada maskaxdu is cariyaan oo neerfiska maskaxdu noqdaan active dabadeedna ay isla shaqeeyaan, taasina waxay inoo kobcinaysaa qaadka maskaxda. Taa macnaheedu waxaa weeye maskaxdu waa sida muruqyadoo kale oo sida muruqyada loo jimciyo , ee loo dhiso ayay uweynaataa oo u' kobocdaa. Sidaasilamid ahna inta wax la akhriyo, dhageysto ama layska weydiiyo waxaad dhageysateed akhriday ayay maskaxduna  oo shaqadeeduna u' korodhaa. Waxa la’ ogyaheyna dadku waxay leeyihiinn tiro isleeg muruqyada jidhka, tiro ahaana 650 muruq baa lagu qiyaasa in qofka bi’la aadankaa leeyahey, haddana maanay yara yaab ahayn in qaar la’moodo inay lafo iyo feedho kaliya yihiin, qaarna aad ka arkayso jidhkooda oo wada muruqyo isku dhisan ah.. Dhiiri galina hayga ahaatee,ma is leedahay dadka qaar oo malaa aynu kujirno sidaa kuwaa muruqyadu ku’ lidhbeen bay I’nana maskaxdii I’noogu libidhay, halka qaarkale oo dunida jiraa maskaxdooda u xoog weynaysiiyeen sida dadkaa muruqyada waaweyn oo kale. Almuhiim in qaadka maskaxdeena aynu kobcinaa oo kordhinaa waa daruuri. Laakiin maxaynu samaynaa si’ aan u’kobcinno?

1.Isku day in aad maalin walba ama waqtigaaga firaaqadaada aad isweydiiso su’aaalo ad adag oo maskaxda daalinaya. 
2. Akhriska badso, inkastoo aanay jirrin buug badan oo Soomaliya oo cilmiyaysani bal haddana hadaad English ta ku wanaagsantahey free books soo download gareyso. 
3.Hogaami naftaada oo isku day in aad naftaada ku tiirsanaato, yacnii kama waddo xaga dhaqaalaha, yacnii adigu is wad oo go’aan ka gaadh waxaad qabanayso, xilligaad kacayso, xilligaad seexannayso iyo qorshahaaga maalinlee.
 4. Hurdo kugu filan seexo 6-8 saac oo kamid ah 24 saac. Hadaad ka heshay maqaalkan la’ wadaag asxaabtaada.
Mahadsanid Akhriste, la wadaag maqaalkan asxaabtaada si ay uga faaiideystaan.
La soco maqaalo badan maalin walba.

No comments

Powered by Blogger.