Header Ads

WAX KA BARO BUUGA "GOOD TO GREAT"






150 milyan oo  shirkadood  ayaa adduunka sanadkasta laga bilaabaa, inyar  oo intaa kamida ayaa sii socota oo shaqeeya sannadka kowbaad, qaar intaa kasii kobanina waxay sii jiraan muddo.

Shirkadaha qaar way kobcaan, weynaadaan oo ay horumaraan. Maka fikirtay waxa kuwan ka duway kuwa kale?
Waxa yaga kobciyey ee horumariye  maaha oo kaliya :-
·         Sida maamulaha shirkaddu ushaqeeyo
·            siduu    Xidhiidhka shaqaaluhu  yahay
·            sida   Technologyga loo adeegsado

Haddaba  hadaaney intaas aheyn waa kuwan waxyaabaha shirkadaha ama ganacsiga kobciya ee horumariya:

1.     Anshaxa suuban ee shaqaalaha
2.     Anshaxa wanaagsan ee loo fikirro
3.     Anshaxa loogu dhaqaaqo ficil waxtar leh. 
Hogaamiyuhu wanaagsani ee shirkaddu waa ka ku sifooba:
Go'aan +Dad la dhaqan.

Guusha Shirkaddu waa :-
helidda halka shirkaddu ku wanaagsan tahay dabadeed sii xoojinta halkaas.

Su'aalaha ay tahay inaad ka jawaabto si aad uhesho shirkaddu halkay ku xoogan tahay:-
1. Maxay macaamiisha shirkaddu marwalba u arkaan halka shirkaddu ku fiican tahay?
2.Maxaanay ku wanaagsanayn shirkaddu oo ay ku liidataa?
3.Maxaa dhaqaalaha soo kicinaya oo kobcinaya?
4.Maxaad aad ujeceshahay ee aad shirkadda ku kobcin karaysaa?
intaasi waa macluumaad yar oo kooban oo aan ka qorey  buuga "Good to Great"

qofkastoo jecel sida ganacsiga loo horumariyo ama inuu aqoon guud ka barto buugan waan kuu soo diri karaa buuga hadaad comment e-mailkaaga noogu reebto.


Mahadsanid Akhriste?
La wadaag maqaalkan asxaabtaada.

No comments

Powered by Blogger.