SIDEE LOO QORAA QORSHE GANACSI?
Qorshe ganacsi waa dhawr waraaqood oo lagu qoro ujeedka ganacsiga sida shaqaduu soo qabtay,ciday macaamiishiisu tahay, dakhliguu rajeynaayo inuu shaqeeyo sanadka soosocda.
Muuqaaladda iyo buugaagta ugu danbeeyey imminka sida buuga "$100 start up" waxa aad loo sharraxay in qorshi ganacsiyeedku aanu ka badan hal bayd si subax walba loo akhriyo oo uu unoqdo wax gaadhistiisa subax walba la dhaqan galiyo.
Hal bayd oo qorshe ganacsiyi waa mid ka jawaabaya su'aalo muhiima sida:-
- Waa maxay adeega ama alaabta aanu iibino?
- Macaamiishaydu waa kuwama?
- waa maxay qiimaha alaabtu/ ama adeegu?
- sidee buu ganacsigaagu lacag u soosaarayaa?
- Ma jiraa si kale oo mashruucaagu lacag ku soosaarayaa?
- Sidee bay macaamiishaadu kugu ogaaneysaa?
Qeexida Guusha:
Mashruucu wuxuu libin gaadhayaa sanadkii marku dakhligiisu gaadho:
Mashruucu wuxu libin gaadhayaa marka tirada macaamiishiisu gaadho:
Carqaladaha ka hortaagan Guusha:
Si gaar ah u qor carqaladaha ganacsigaaga heysta.
Tusaale suuq genbuu ubaahan yahay ganacsigaygu oo cid badani ma taqaan.
Xalalka Carqaladaha lagaga gudbayo:
Tax inta xal ee ay tahay in la dhaqan galiyo oo loo shaqeeyo si ganacsigu uu u guuleysto?
Mahadsanid Akhriste, la wadaag maqaalkan asxaabtaada iyo cidaad u aragto inuu anfacayo.
Mahadsanid.
Sidee Loo Qoraa Qorshe Ganacsi? - 2Doon >>>>> Download Now
ReplyDelete>>>>> Download Full
Sidee Loo Qoraa Qorshe Ganacsi? - 2Doon >>>>> Download LINK
>>>>> Download Now
Sidee Loo Qoraa Qorshe Ganacsi? - 2Doon >>>>> Download Full
>>>>> Download LINK
asc wll waxaan ubaahanahay filekaan oo dhameetiran
ReplyDelete