Header Ads

3 BUUG OO ANFACAYA HAL-ABUURAYAASHA GANACSI



Qofku markuu ganacsi abuura yahay waxa fiican inuu akhriyo buug badan, si aqoontiisu aad ugu kobocdo oo uu uhorumariyo ganacsigiisa una noqdo qof wax badan ka yaqaana fiilka hal abuurnimada ganacsi. Maanta waxaan usoo jeedinayaa qofkastoo  leh ganacsi ama ku fikiraya inuu shirkadiisa sameysto 3buug oo markaan akhriyey aad wax iiga baray fiilka  da "Entrepreneurship" ka, fiilkaas oo ah fiilalka ugu cad cad qarnigan. Fiilkan soomaali ahaan wuxuu noqonayaa micnihiisu hal abuurnimada ganacsi. 
Buugta aan idiin hayo maanta waxay kala yihiin:

1.RICH DAD POOR DAD
Buuga caanka ah ee "Rich Dad Poor Dad" wuxu ka mid yahay buugaagta loogu jecelyahay, looguna iibka badan yahay oo inka badan 26 milyan oo copy ah ayaa laga sameeyey.Buugan macluumaadka ku jiraa waa qaar muhiima oo wax kaa baraya lacagta iyo sida loo isticmaalo, waa kan  cashar aad ka baran karto buugan:

1.Kala Baro Asset iyo Liability.
Laga yaabaa in asset si kale lagu qeexo buugta economy laakiin buugani wuxuu ku qeexayaa:-
asset waa waxa jeebkaaga lacag kusoo kordhiya, ee lacag kuu dhala sida baabuurkaagii oo aad kireyso iwm.
Liability waa waxa lacagta jeebkaaga dhima ee aad lacagta ku bixiso sida gaadhiga aad wadato oo mushaharkaagii dhimaya markaad shidaal u iibisaba.


2. GOOD TO GREAT
150 milyan oo  shirkadood  ayaa adduunka sanadkasta laga bilaabaa, inyar  oo intaa kamida ayaa sii socota oo shaqeeya sannadka kowbaad, qaar intaa kasii koobanina waxay sii jiraan muddo.

Shirkadaha qaar way kobcaan, weynaadaan oo ay horumaraan. Maka fikirtay waxa kuwan ka duway kuwa kale?
Buugani wuxxuu aad uga hadlayaa waxyaabaha shirkadaha qaar ay kaga guuleystaan kuwa kale.


3.ZERO TO ONE
Buugani waa mid ka mid ah buugta aadka loo qiimeeyo ee la iibsado, waxa qoray Peter Thiel oo kamid ah aasaasayaashii shirkadda Online-ka wax lagu  iibsado ee paypal. Peter Thiel waa hal abuura ganacsi iyo maal galiye, wuxuuna ka mid ahaa maalgaliyayaashii ugu horeeyey ee FaceBook.
Buugan "Zero to one" waa buug micno balaadhan iyo casharro badan ku jiraan, oo cidii kasta ee ganacsiga iney wax ka barato jecel aan ku dhiiri galin lahaa iney akhriyaan.Haddaba haddii aan wax ka tilmaamo buugan, buugani wuxuu ka hadlayaa-

  1. Ka samee ganacsi fikrad cusub oo aan hore ujirin,waxaas aad sameyso ha noqdo waxay adagtahay in lagaa dabo sameeyo oo laguugula tartamo.wuxuu tusaale inoogu filan ganacsi fikrad cusub 0o aan lala  tartami kain Google.
Mahadsanid akhriste, haddii aad jeceshahay inaan buugtan kuu soo diro, E-mail kaaga ku reeb xaga hoose.

42 comments:

  1. Omaaanhappy@gmail.com

    Waakaas wall

    ReplyDelete
  2. Waadku mahadsantahy walal sida aad wax noogu sharaxaday waana kan hanadxsn@gamil.com

    ReplyDelete
  3. Magacaygu waa QAYAD DAHIR ALI QAYAD kuna xiran bogiina aad iyo aadna ujecel buugtan mrka fadlan idinko Raaliya isoo dira





    jaleqayad@gmail.com

    ReplyDelete
    Replies
    1. Asc wlaal buugaan ayaan ubahanahay Asagoo pdf ah sidee ku heli karaa Mahadsanid macoow2009@gmail.com

      Delete
  4. Asc wlaal buugaan ayaan ubahanahay Asagoo pdf ah sidee ku heli karaa Mahadsanid macoow2009@gmail.com

    Delete

    ReplyDelete
  5. Asc walal aad ban ula dhacaa sida aad wax uso diyaariso adna uso bandigto mashaAllah
    fadlan waxan u bahnaa rich dad poor dad inaad iso dirto my gmail Muktarsiyad114@gmail.com

    ReplyDelete
  6. Wll si dagdaga bugaagta II soo dir Zakaria.abdi@gmail.com

    ReplyDelete
  7. Aadban ula dhacayl wll mawducan hadad wakhti i helaysaan fadlan

    Cilmi830@gmail

    ReplyDelete
  8. Axmedabiib344@gmail.com

    ReplyDelete
  9. Cumarcali924@gmail.com

    ReplyDelete
  10. Abshirmusematan@gmail.com

    ReplyDelete
  11. Xafsaxubii96@ gmail.com

    ReplyDelete
  12. Kontonleahmed@gmail.com

    ReplyDelete
  13. wayraxawil13@gmail.com
    Waka sxb

    ReplyDelete
  14. M.a lakiin buug kale noo sheeg wLloh plz

    ReplyDelete
  15. amiissahraomarhasan@gmail

    ReplyDelete
  16. ramadaansom@gmail.com

    ReplyDelete

Powered by Blogger.