Header Ads

TALAABOOYINKA LAGAA RABO INAAD QAADO HADII AAD GANACSI BILAABEYSO.




1. Isbaro, oo Ogow waxaad ku fiicantahay, ee aad ganacsi ka samayn karto.
Ganacsigu wuu ka hawl badan yahay, shaqada caadiga ah, markaa sameyso ganacsi aad qabaneyso fiilka aad ku wanaagsantahay sida finance, management, iwm.
2. Isweydii Dhawr su'aalod ka hor intaanad ganacsi ama shirkad abuurin:-
- Maxaad usameyneysaa Ganacsiga, ma waxaad rabtaa inaad ku taajirto, mise inaad xor ka ahaato in lagu maamulo, mise inaad shaqo uun ka dhigato aad yawmka ka hesho, mise inaad xaliso dhibka bulshada ayaad rabtaa.
- Waa maxay xirfadaha aad taqaano ee munaasibka ku ah ganacsiga ama shirkada aad sameyneyso.
- Ma adeeg baad dooneysaa inaad qabato mise inaad alaab keento?
- Ma saacadaha yar ee aad fasaxa ka tahay waxbarashada ayaad dooneysaa inaad qabato mise maalin iyo habeenba waad ka shaqaynaysaa.
3. Wax ka baadh nooca ganacsiga aad ka sameyneyso iyo siduu ushaqeeyo.
4. Waayo Macaamiisha aad adeega ufuluneysaa.
5. Qor qorshe ganacsi ama waxa afka qalaad loo yaqaano "Business Plan".

No comments

Powered by Blogger.