Header Ads

FAAIIDADA GANACSI ABUUURKA




Qofku hadduu wax bartay macnaheedu maaha CV ku daal oo marba meel gee.Kumanaan inaga mid ah shaqadii riyadooda wali ciddi may samayn sidaa aawadaeed ganacsi abuurku aad buu uga faaido badan yahay inaad shaqaale noqoto waana kuwan shan ka mid ah faaiidada ganacsi abuurku leeyahay:-

1.Wuxuu kaa dhigaa qofaan ka wewerin in shaqo lagaa eryo.
2.Waxaad tahay booska naftaada, masuuliyadda adaa isa saaraya, cidina kuma xisaabinayso oo kuma canaananayso.
3.Ganacsigaagu wuxuu kaa dhigi karaa taajir.Ma jiro qof shaqaalanimo ka taajira, waayo waxaad shaqada ka heshaa nolol maalmeed kaaguun, laakiin abuuridda ganacsigu waa habka kowaad ee qanni lagu noqdo.
4.Riyooyin waaweyn baad ku gaadheysaa, hadaad tahay qof hawl kar ah oo jecel inuu gaadho himilo aad uweyn  abuuridda ganacsigu waa halka ugu haboon.
5.Waxaaad shaqadda ka fadhiisan kartaa adoo yar, Qofku markuu ganacsigiisa kobciyo ee uu weynaado hadduu doono 30 jir ba ha ahaadee wuu ka nasan karaa shaqadda.

La wadaag maqaalkan asxaabtaada jecel inay noqdaan booska naftooda, kuna hamiya inay shaqo abuurtaan.
Mahadsanid Akhriste.

No comments

Powered by Blogger.