WAX KA BARO LARRY PAGE
Larry Page waa mid ka mid ah shabakadda uweyn ee macluumaadka aduunka laga baadho ee Google. Larry Page wuxuu dhashay 1973.Larry page wuxuu aad ujeclaa markuu yaraa Computer taas oo keensatay inuu barto Computer Science.Larry page wuxuu jaamacadda Standford kula kulmay wiil kale oo magiciisa la yidhaahdo Sergey Brin, kaas oo ah aasaasaha labaad ee Google.Larry page waa hal abuura ganacsi, bilyooneer iyo waliba gudoomiyaha ugu sareeya Alphabet oo ah shirkad weyn oo ay shirkadda badani hoos yimaadaan sida Google iyo Youtube.
Waa kuwan 5 qodob oo aad Larry Page ka baran karto:
1.Hadafyo waaweyn dajiso.
2.Dunida Saamee, oo wax kusoo kordhi
3.Haka Baqan inaad Guuldareysato
4.Diiradda saar hiigsiga fog
5.La imo fikrado wanaagsan.
Mahadsanid Akhriste, la wadaag maqaalkan Asxaabtaada
Waa kuwan 5 qodob oo aad Larry Page ka baran karto:
1.Hadafyo waaweyn dajiso.
2.Dunida Saamee, oo wax kusoo kordhi
3.Haka Baqan inaad Guuldareysato
4.Diiradda saar hiigsiga fog
5.La imo fikrado wanaagsan.
Mahadsanid Akhriste, la wadaag maqaalkan Asxaabtaada
No comments