5 SIFO OO HOGAAMIYAHA WANAAGSAN LAGU GARTO
1. Waa qof kobciyaa dadka kale kartidooda iyo qiyamkooda.
2.Waa qof diiradda saara xalka oo aan dhibta shideysan ama dhaleecayn wax kasta
3. Waa qof dadka fahma, xataa hadey wax xun sameeyaan garawsada waxa ka danbeeya ficilkooda oo aan kula yaabin.
4.Waa qof dhageysigiisu ka badan yahay hadalkiisa.
5.Waa qof sababeeya ficil kasta oo uu qaadayo.
6. Waa qof aan ku cabirin saxnaanta shay tirada dadka ee sameeya ee ku cabira wax kasta caqligiisa iyo aqoontiisa.
Hadaad isku aragto sifooyin ka badan 3 kamid ah kuwan, waxaad tahay hogaamiya waanad abuuri kartaa ganacsigaaga, shirkadaada ama ururkaagaba.
No comments